Dhoohane dhagaafe

Dhagaafow dhoohanoowDhambaalkii aad tidheeDhexgalay facebookDhawaan ayey dhayuhuQabteen oo dhigisiibanKusiine ficilka kaanDhabloo ridayninAday dhamac kuguNoqdaan qabrigaKuu dhadhacshaanNaftana wayku dhafiyaanWaxaadka dhantaaWadkaa cidad dhinacaAad ku hayso dharartiinaAad lajoogto waxaad dhamiLooma sheego majeerteenDhamaan hadii collaadDhiilka loo cugtanaWuxuu dhaxal qaybHellaa inay dhabarJeediyaan dhafoorkoodanaLa arag markay raguDhabayaan rasastunaAy dhacayso dhaliintaWarkoodna daa Dhalaankaan laguSabayn inaad xabadDhiirataanKa dhaadhici nimaanAqoon dhulkaganaAan martiyin dhagahuunKaa maqlayeey… Continue reading Dhoohane dhagaafe

Dawlada deeganka soomalida

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha deeganka soomaalida ee itoobiya ayaa u anbabaxay gobollada jarar iyo nogob isagoo xadhiga kajaraya mashaariic kala duwan oo goboladaas laga fuliyey

Published
Categorized as WARARKA

Wararkii doorashada Somaliland

Wali Ila wakhti xaadirkaan waxaa socda tirrinta codadka musharaxiinta waxana laga yabaa in bari lagu dhawaaqo natijada kama danbeysta ah Wararka maanta Komashinka doorashada soomaliland oo bilaabay tirrinta codadka gobolka maroodi jeex ee hargeysa halkaaso ku dhawaad 667 sanduuq oo cod ku jiro lagu bilaabi Doono tirin waxayna soo dhamaan doonta tirrinta codadka caawa 11:00… Continue reading Wararkii doorashada Somaliland